opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Gabadhii ugu horeysay ee ka mid noqotay xubnaha aqalka hoose ee Galmudug oo la doortay

galmudug
FacebookTwitterGoogle+Share

Doorashadii xubnaha aqalka hoose maamulka Galmudug ayaa goor dhow mar kale ka bilabaatay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud.

Duniya Cali Maxamed ayaa ku soo baxday doorashadii ugu horeysay ee galabta ka dhacday degmada Cadaado taasoo ka guuleystay haweeney kale oo tartameysay.

Waa haweneydii ugu horeysay ee ku soo baxda doorashada xubnaha aqalka hoose ku metelaya maamulka Galmudug.

Doorashada ayaa weli socota waxaana tartamaya xubno kala oo la filayo in la kala saaro wixii warar ah ee ku soo kordha kala soco wararkeena ugu soo horeeya insha ALLAAH

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook