opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Galmudug “Dagaalka Gaalkacyo hadda ayuu bilow noo yahay” +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Qaar ka mid ah Waxgaradka Galmudug ayaa si adag uga hadlay Dagaaladda ka socda Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, waxayna sheegeen in Dagaalkan uu bilow u yahay Maamulka Galmudug.

Mid ka mid ah Waxgaradka Galmudug ayaa sheegay in Gaalkacyo lagu kala bixi doono, ayana labada dhinac uu mid ka talin doonto.
“C/weli gaas waxa uu yiri waxa Puntland ku soo duulay, Daacish, Al-Shabaab, DF, Galmudug & UN-ka, Shalay waxa uu yiri in la heshiiyey waa tuma Cidda uu la heshiiyey” ayuu yiri.

Xaalada Magaalada Gaalkacyo ayaa kacsan, waxana hadda ka socda Dagaal culus, iyaddoona Hanjabaado Culus ay ka soo yeerayaan labada dhinac.

Lama oga Xaalka Gaalkacyo halka uu ku dambeyn doono.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook