opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Galmudug Gacmaha kama laaban doonto waxa ay sameen doontaa Tilaabo Muhiim ah +Cod

skjermbilde
FacebookTwitterGoogle+Share

Maamulka Gobalka Mudug ee Dhanka Galmudug ayaa sheegay in Maanta Ciidamada Maamulka Puntland ay madaafiic ku soo tuureen iskuulka sare oo ku yaala Magaalada Galkacayo.

Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Mudug Cabdi Xusen Oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in Maamulka Puntland ay Madaafiic maanta ku soo tuureen iskuulka sare Mudug halkasi oo aysan ku sugneen wax Arday ah xiliga ay duqaynta dhacaysay.

Cabdi Xuseen Gudoomiye Ku xigeenka Galmudug u qaabilsan Gobalka Mudug waxa uu Puntland ku eedeeyay in aysan diyaar u aheyn in nabadda ay ka dhacdo Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug.

Galmudug waxa ay sameen doontaa Tilaabo Muhiim ah Gacmahana Ma kala laaban doonto sidaasi waxaa Maanta shaaciyay Gudomiye Ku xigeenka G/Mudug.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook