opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Galmudug oo ka hadashay Dagaalka Cabudwaaq +Cod

maxamed-cabdi-xaashi
FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxwayne Ku xigeenka Dowlada galmudug maxmaed xaashi cabdi Carabay  oo warbaahinta kula hadlay magaalada cadaado ee Xarunta KMG galmudug ayaa ka hadlay colaada ka taagan Caabudwaaq.

Madaxwayne Ku xigeenka ayaa in loo baahan yahay in si sharuud la aan ah loo joojiyo colaada udhaxaysa beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya Degmada Caabudwaaq.

Dagaal sidiisaba wax aan dhibaata aheen lagama dhaxlo marka sidaa daraadeed waxaan ugu baaqeenaa dhinacyada dirirtu udhaxayso in ay joojiyaan sidaasi waxaa yiri Madaxwayne ku xigeenka Galmudug.

Waa muhiim in la tixraaco Heshiiskii kal hore la wada qaaray oo beelahaasi la dhax dhigay waxaana nasiib xuma ah in dib dagaal uqarxay.

Galmudug ayaa horay udhex-dhaxaadisay beelo ku dagaalamay Degmada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook