opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Galmudug oo ku adkeysanaysa inay Gaalkacyo Tahay Galmudug +Cod

galmudug
FacebookTwitterGoogle+Share

Afhayeenka Ciidamada Galmudug Maxamed cali Ruush oo Waraysi gaar ah ayaa Waxa uu ka Hadlay Dagaaladii ugu Dnabeeyay ee ka Dhacay Mgaalada Gaalkacyo kaasi oo dhax Maray Ciidamada Galmduug iyo puntland

Waxa uu shegay in Gobalka Mudug uu Hoos Tago Dowlad Gobaleedka Galmudug isagoona Shegay in Ciidamada Ka Dagalamaya Gaalkacoy laga Keenay Bari iyo Nugaal halkaasi oo uu shegay in Maamulka Punland uu maamulo balse aysan Maamulin Puntland Gobalka Mudug.

Maxamed Cali Ruush aya Sheegay in Mudug Galmudug ay Hoos tagto ila Ciidanka Laga Keenay Meelaha Fog Fog Magaalada laga Saarayo aysan Suurto Gal ahayn in Dagaalka uu istaago.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook