opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Galmudug oo Shaacisay xilliga la soo gaba gabeynayo Doorashada Aqalka Hoose

guuleed-1
FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in Doorashada Aqalka Hoose ee Maamulka Galmudug la soo Afjari doono Maalinta Arbacada ah ee soo socota.

Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in Xal laga gaaray Muran u dhexeeyay Beelaha Reer Galmudug oo Sababay in ay daahdo Doorashada Aqalka Hoose ee Dowlad Goboleedka Galmudug.

Dhanka kale Madaxweynaha Galmudug ayaa ku baaqay in Deg Deg loo gargaaro Dadka Abaarahu ay ku haystaan Degaanada Galmudug.

Galmudug oo ay ka socoto Doorashada Aqalka Hoose ayaa noqoneyso midii Labaad ee la shaaciyo Xilliga la soo Afjarayo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook