opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Galmudug oo sheegtay inuu meel wanaagsan marayo Xulista Ergooyinka doorashada +Cod

guuleed
FacebookTwitterGoogle+Share

Masuul ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay halka uu marayo qorshaha lagu soo xulayo Ergooyinka iyo doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose.

Wasiirka Wasaarada Dastuurka iyo dib heshiinta Dowlada Galmudug Cisman Socaal ayaa waxa uu sheegay in la xaliyay qilaafkii ka taagnaa qaabka loo qeybsanayo ergada dooraneyso xildhibanada aqalka hoose taasi oo u dhaxeysa beelaha Galmudug,

Wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in gudiga doorashooyinka hadda loo gudbiyay liiska ergada isagoona sheegay in maalmaha soo socota la xareyn doona sida uu hadalka u dhigay .

Wasiirka ayaa dhinac kale ugu baaqay shacabka reer Galmudug in ay ka shaqeyaan nabada deeganadoda Madama uu xusay in ay jiraan dad ka soo horjeeda hormarka ay ku tilaabsatay dowlada Galmudug.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook