opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Galmudug oo si adag uga hadashay Dagaalkii Shalay +Cod+Sawirro

1
FacebookTwitterGoogle+Share

Wasiirka Kaluumeysiga iyo Qeyraadka Badda ee Galmudug kana mid ah gudiga Galmudug ay u xilsaartay xal ka gaarida colaada Gaalkacyo ayaa shir jaraaid uu ku qabtay Gaalkacyo ayaa waxaa uu ka hadlay dagaal geystay qasaare isku jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay galbeedka Gaalkacyo shalay Gelinkii dambe.
Wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in maamulka Puntland uu jabiyay heshiiskii xabad joojinta ah kadib markii uu sheegay in ay weerar ay soo qaaden ciidamo ka tirsan Puntland isagona dhinca kale sheegay in ka maamul ahaan ay soo dhaweynayaan heshiiska ay gaareen labada madaxweyne.

 

1 2 3

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook