opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Galmudug oo warkii ugu dambeyay kasosaartay Toogashadii ka Dhacday Banaanka Hore ee Xaruunta Doorashada Cadaado”

FacebookTwitterGoogle+Share

Guddi loo xilsaaray in ay baaris ku Sameeyeen Shaqaaqo ka dhacday banaanka hore ee xarunta gudiga doorashada Magaalada Cadaado maalintii Isniinta oo ay taariikhdu ku beegneyd 14.11.2016, ayaa soo saaray natiijada baaristii ay dhacdadaasi ku sameeyeen.

Guddiga Dowlad Gobaleedka Galmudug ay u xilsaartay baaritaanka dhacdadaasi ayaa warka qoraalka ah ee ay soo saareen, waxaa lagu caddeeyay in ay been abuur yihiin Warar lagu faafiyay Baraha Bulshada iyo qaar ka mid ah warbaahinta oo sheegayay in Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Gen Cabdullaahi Gaafoow Maxamuud uu ku lug lahaa arrintaasi, Wuxuuna Guddigu Hoosta ka Xarriiqay in ay caddeynayaan in goobta ay wax ka dheceen uusan joogin Janaraalka, ilaaladiisa gaarka ahna aysan tagin shaqaaqadaasi markii ay dhacday ka dib.

Lifaaqa Hoose ka Akhriso Qoraalka Natiijada Baaritaanka Lasoo Saaray, oo uu ku saxiixanyahay Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Baaritaanka Ahna Taliyaha Ciidanka Booliska Galmudug Gaashaanle Sare Cabdicasiis Yuusuf Aadan Dhagabada.

natiijo-guddi-745x1024

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook