opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Galmudug oo weerartay Puntland iyo Heshiiskii Xabad Joojinta Gaalkacyo oo War Cusub laga soo saaray + COD

FacebookTwitterGoogle+Share

Gudoomiye ku xigeenka Gobolka mudug ee Galmudug Cabdi Xuseen oo la hadlay warbaahinta ayaa weerarka afka ah ku qaaday maamulka puntland wuxuuna sheegay in ciidamadiisa uusan wali kala bixin Galbeedka Gaalkacyo taasi oo uu sheegay in ay ka horimaaneyso heshiis hore loo gaaray .

Cabdi Xusen ayaa dhinac kale waxaa uu sheegay in puntland aysan diyaar u aheyn nabada Gaalkacyo madama uu xusay in ay tuurayaan Rasaas Xoogan oo aan la garaneynin ujeedka Ay ka leeyihiin.

Gaalkacyo ayaa maanta daanta Galbeed ee Gaalkacyo waxaa laga maqlyay Rasaas xoogan oo ay soo ridayeen ciidamada Puntland taasi oo ay ku doonayan in ay qal qal ku galiyaan Heshiis la gaaray.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook