opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Galmudug Xabad Joojintii Galkacyo way Bur Burtay +Cod

2
FacebookTwitterGoogle+Share

Maamulka Gobolka Mudug ee Galmudug ayaa ka hadlay Dagaal Dib uga dhacay Magaalada iyo Xabad joojinta lagaaray ee bur burtay.

Gudoomiyaha Ku Xigeenka Amniga iyo siyaasada Gobolka Mudug Cabdi Xuseen Maxamed ayaa sheegay in Xabad joojinta ay ka Bur burtay dhanka Puntland.

Cabdi waxa uu sheegay in xabad joojinta ay tahay in rasaas danbe aysan dhicin lakin Dhanka Puntland Rasaastay iska wadaan.

Isagoo hadalkiisa wata ayuu sheegay in Galmudug iska difaaceyso isla markana aysan fiirsaneen.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook