opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Galmudug,”Boqolkiiba 75% Galkacyo Annaga Ayaa Leh” +COD

FacebookTwitterGoogle+Share

Mas’uuliyiinta maamulka Galmudug ayaa kudhawaaqday in ay leeyihiin Gobolka mudug 75% iyagoo tusaale usooqaatay Magaalooyinka Hobyo iyo Xaradheere inay Galmudug kaligeeda degen tahay cidkalane ladaganeen halka Magaalooyinka Galkacyo ,Goldogob iyo Jariibanba yihiin Degaan lawada degen yahay .
Afhayeenka maamulka Galmudug oo la hadlayey warbaahinta gudaha ayaa sheegay in ay Galmudug 75% leeyihiin magaalada Gaalkacyo, aysana waxba ka jirin wararka Puntland.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook