opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Gareth Bale’oo Xalay Record Cusub u dhigay +Sawirro

FacebookTwitterGoogle+Share

Cayaaryahanka kooxda Kubada Cagta Real Madrid Gareth Bale ayaa Xalay Record Cusub u dhigay Goolasha Naadigiisa ee koobka UEFA Champions League.

Gareth Bale ayaa Noqday Cayaaryahankii koowaad ee Real Madrid u dhaliya Goolkii ugu dhaqsiyaha badanaa ee abid ay dhaliyaan Cayaartoydii u dheeshey Naadigaan kadib markii uu Gool Ku dhaliyey 57 second oo kaliya.

Xidiga dalka Wales ee Bale ayaa dhaliyey Goolkii koowaad ee Kulankii koobka Horyaalada yurub ee Xalay Real Madrid la Cayaartay kooxda Legia Warsaw Kulankaas oo ku dhamaaday bareejo 3-3 ah Waxaase uu ahaa Goolkii Bale uu ku dhigay Record Cusub.

1 2 gareth-bale

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook