opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Garoonka Aadan Cadde oo lagu qabtay Boorso Lacag ah +COD

index
FacebookTwitterGoogle+Share

Ciidamada ammaanka garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa gacanta ku dhigay lacag ay leedahay mid ka mida shirkadaha Xawaaladaha Soomaalida oo si caddaan (Cash) loo waday.roonka Aadan Cadde oo lagu qabtay Boorso Lacag ah

Ciidamo ku sugnaa xarunta baarista dadka ee Garoonka Aadan Cadde taala ayaa qabtay Lacag la sheegay inay lahayd Shirkadda Xawaalada Amal oo lagu waday Boorso weyn laga shakiyay.

Lacagta la qabtay ayaa cadadkeedu gaarayay Hal milyan iyo Bar Doolar $1,500,0000 (Hal Miylan iyo Shan Boqol kun oo doolar), waxayna aad uga yaabisay ciidamadii iyo shaqaalaha Garoonka Ciidamada ammaanka garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa gacanta ku dhigay lacag ay oo wax ku baara xarun dibadda ka ah garoonka.

Lacagtan ayaa markii dambe la fasaxay iyadoo la sheegya inay ku socotay magaalo ka mida Soomaaliya sida uu sheegay Maamulaha Xawaalada Amal C/wali Muuse Lugeey oo ku dooday in lacagta si sharci ah uga baxaysay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, balse Ciidamada Ammaanku ay ka shakiyeen Lacagta sidaana ay ku qabteen.

C/wali Muuse ayaa sidoo kale sheegay in Laamaha Ammaanka Soomaaliya ay Lacagtii u Fasaxeen Xawaalada markii ay hubiyeen oo ay ogaadeen in ay Sifo Sharci ah uga baxeyso Magaalada Muqdisho ayna tagtay halkii loo waday.

Shirkadaha Xawaaladaha Soomaalida ayaa lacagaha isaga gudbiya xarumahooda gudaha dalka si caddaan ah, taasoo halis ah, isla markaana khataro badanka dhalan karaan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook