opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Garoowe oo goor dhow lagu Doortay Seddex Xildhibaan

FacebookTwitterGoogle+Share

Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamul Goboleedka Puntland waxaa maanta ka bilowday doorashada xildhibaanada aqalka hoose ee barlamaanka Federaalka ah ee Somaliya ee ka imaanaya deegaanada Maamulkaas.

Doorashada oo 5-tii bishaan bilaabatay ayaa waxa wajigeeda labaad saaka ka furmay Xarumaha jaamacadaha PSU iyo EAU ee magaalada Garoowe iyadoona Ergooyinkii doorashada loo dhammeeyey tababaro lagu carbinaayey.

Ugu horeyntii markii lagu guda galay doorashada waxaa Kurisigii 13aad ee Puntland ku yeelanayso Aqalka Hoose Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Waxaa ku guulaystay Siciid Xuseen Ciid oo helay 48Cod ,Halka Musharixii la tartamayey Maxamuud Rooble Maxamed uu isna helay 1 cod, waxaana xumaaday hal cod.

Kursigii 14aad ee Puntland ku yeelanayso Aqalka Hoose , ayaa waxaa isna ku guulaystay Zakeriye Maxamuud Xaaji Cabdi oo helay 32 cod.Kursigii 15aad ee Puntland ku yeelanayso Aqalka Hoose, ayaa Waxaa ku guulaystay Burhaan Aaden Cumar oo helay 51 cod, halka Mowliid Maxamed Siciid uusan helin wax cod ah.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook