opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Garsooraha Maxkamada Racfaanka oo Kashifay Shaqsiyaadkii ka Dambeeyay Shaqo ka Ceyrintii Garsoore-yaasha” +Cod

news-update
FacebookTwitterGoogle+Share

Isaga oo ka hadlay Shaqo ka Fariisinta ilaa 30-Garyaqaan oo ka tirsanaa Maxkamadaha Dalka oo uu shaqada ka Joojiyay Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Dalka ayaa Garsooraha Maxkamada Racfaanku sheegay inay Dalka ka Guurtay Cadaalada,

waxa uu Tilmaamay Mudane Muqtaar Nuur Abuukar in Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Dalka uusan Xaq u lahayn Awoodiisauna aysan Gaarin Sharciyan inuu shaqda ka jojiyo Qareenada kuwaasi oo haatan aan lagu hakin karin Qoraalkiisa,

waxa uu intaasi raaciyay inay jiraan Rag ka waawey isaga oo ku AMray inuu shaqada ka Joojiyo Shaqsiyaadkaasi oo la sheegay inay dhamaan toodba ka soo wada Jeedaan Beesha Hawiye.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook