opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Garsoore kubada Cagta ah oo feer nafta lagaga qaaday +Video +Sawirro

FacebookTwitterGoogle+Share

Wararka laga helayo dalka Mexico ayaa sheegaya in uu Geeriyoodey Garsoore dhex dhexaadinayey kulan katirsan Horyaalka dalkaas kadib markii ay Garaaceen Cayaartoy.

Kulanka lagu dilay Garsooraha ayaa u dhaxeeyey kooxaha kala ah Tulancingo iyo Hidalgo, waxaana Cayaartoy mid ka mid ah Kooxihii dheelayey ay ka xanaaqeen Markii uu Garsooruhu Jaale siiyey Cayaaryahan ay doonayeen in uu Roose siiyo balse Markii uu diidey ay Feer iyo Haraati isugu dareen uuna u Geeriyoodey Jugtii Gaartay.

Alejandro Monzalvo oo ah Gudoomiyaha Gudiga Garsoorayaasha dalka Mexico ayaa Cadeeyey Geerida Garsooraha ladilay oo lagu Magacaabi jirey Victor Trejo kaas oo sida uu Cadeeyey Jimcihii u Geeriyoodey Feer iyo Haraati ay ladhaceen Cayaartoy Kubada Cagta ah.

Sidoo kale afhayeen u hadlay Booliska ayaa Cadeeyey in ay qabteen 3 Cayaaryahan oo lagu kala magacaabo Canarios-Rojo Gómez iyo Lindavista kuwaas oo ah Cayaartoydii Garaacday Garsooraha Geeriyoodey isla markaana ay wadaan baaritaan dheeraad ah.

1 2 3 4 5

Views All Time
62

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook