opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Guddiga doorashada Galmudug oo beeniyay in lagu laabanayo kuraasta qaar ee la doortay +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Guddiga doorashada Dadban ee Heer Dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa beeniyay warar ay qoreen Warbaahinta qaar oo sheegayay in kuraasta qaar ee Xildhibaannada lagu doortay Galmudug lagu laabanayo kadib markii musuq lagu helay.

Afhayeenka Guddiga doorashada Galmudug Yuusuf Diiriye Xuseen ayaa Mustaqbal Radio u sheegay aysan jirin kuraas lagu celinayo oo musuq lagu doortay waxaana uu wararkaasi ku sheegay in ay tahay been abuur.

Yuusuf,waxaa uu sheegay kulan ay la qaateen Madaxweynaha Galmudug ay kaga wada hadleen amniga doorashooyinka islamarkaana aysan jirin wax kale oo ay isla sooq aadeen.

Waxaa uu sheegay in 23ka Kursi ee ilaa hadda lagu doortay Cadaado ay u dhacday si caddaalad ah islamarkaana aan lagu laaban doonin kuraas mar hore lagu kala baxay.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook