opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

“ Guddoomiyaha Gobolka Wuu Mahadsan yahay Laakiin Waa in uu ka dhabeeyaa go’aankiisa “+Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Kadib markii Maamulka Gobolka Banaadir uu hakiyay lacagaha ceymiska ah oo shirkada Takaaful ay ka qaadi jirtay Gaadiidleyda Muqdisho ayaa waxaa soo dhaweeyay Guddiga Gaadiidleyda Iskaashatada Gobolka Banaadir.

Gudoomiye ku xigeenka Guddiga Gaadiidleyda Gobolka Banaadir Maxamed Rashiid Maye oo la hadlay Idaacadda Risaala ayaa waxa uu sheegay in ay ku faraxsan yihiin in Gudoomiyaha Gobolka Banaadir uu joojiyo ceymiskii shirkada Takaaful ay ka qaadi jirtay Gaadiidleyda.

Maalmihii dambe Gaadiidleyda Gobolka Banaadir ayaa waxa ay ka cabanayeen shirkada Takaaful oo ka qaadeysay lacago ceymis ah oo Gaadiidleyda Magaalada Muqdisho.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook