opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Guddoomiye Maxkamada Sare “ Garsoore Wal Waxaa lagula Xisaabtamaya Xukunka uu rido” +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Dalka Iidle Suleymaan Ibraahim ayaa sheegay in ay muhiim tahay in garsoorayaasha ay ka fiirsadaan Xukunada ay ridayaan.

Waxa uu sheegay in lagula Xisaabtamayo Garsoore walbo Xukunka uu rido iyo shaqada uu hayo iney Cadaalad tahay iyo in kale.

Waxa uu tilmaamay in aysan aqbali doonin in la dhibaateeyo shacabka isla markaana lagula Xisaabtamayo garsoore walbo.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook