opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Gudiyadii Nabadeynta Gaalkacyo oo la dhaliilay iyo Xiliga Habeenkii oo Rasaas culus la isku adeegsado +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Gaalkacyo oo Xaalad dagenaasho laga dareemayay islamrkana Mudoyinkii ugu dambeysay shacabka ay bilaabeen in ay Dib  ugu soo laabtaan Guryahoda kadib kala qadistii ciidamada Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa haddan shacabka reer Gaalkacyo oo la hadlay warbaahinta  waxa ay ku eedeyeen Gudiyadi isku dhafka ahaa ee kala matalayay Galmudug iyo Puntland in ku fashilmen Howlihii loo ogmaday madama Gaalkacyo laga Maqlayo Rasaas xoogan oo mararka qaar ka dhaceysa Daanta Galbeed ee Magalada Gaalkacyo .

Ganacsatada ayaa sheegaya in ay ka cabsi qabaan in uu dagaal uu ka dhaco Gaalkacyo madama uusna hadda socon wada hadal u socda labada Maamul Waxana ay  shegeen  in Dooxada Galbeed ee Gaalkacyo puntland ay soo doobtay ciidan badan isla markana habeen walba rasaas goos goos ah shacabku ay maqlaan taasi oo ay ku tilmaameen in gudiyada aysan ka go,neen in xal waara laga  gaaro arinta gaalkacyo oo wali aan cago fiican ku taagneen inkastoo ciidanka la kala qaaday.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook