opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Gudoomiyhii Maxkamada G.Banaadir oo xilkii laga qaaday

FacebookTwitterGoogle+Share

Gudoomiyaha maxkamada Sare ee dalka Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa la sheegay in uu si KMG ah shaqadii uga joojiyay gudoomiyihii Maxkamada ee gobolka Banaadir Xaashi Cilmi Nuur.
Inkastoo aan la ogeyn sababta shaqada looga joojiyay gudoomiyihii Maxkamada gobolka Banaadir Xaashi Cilmi Nuur , laakiin waxaa jira in amarku uu kasoo baxay gudoomiyaha Maxkamada Sare.

Wararka ay helayso warbaahinta ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Ibraahim Iidle Suleymaan uu shaqadii si KMG ah uga joojiyay Gudoomiyaha Maxkamada gobolka Banaadir Xaashi Cilmi Nuur.

11

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook