opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Guuleed Iyo Gaas iyo Wafdi Heer Caalami ah oo Gaalkacyo ku Soo jeeda +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxweyneyaasha Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa Maanta oo Jimce ah lagu wadaa in ay tagaan Magaalada gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Saaka ka baxay Magaalada Cadaado,kuwaas oo ku siijeeda Magaalada Gaalkacyo sida uu noo Xaqiijiyay Afhayeenka Madaxtooyada Galmudug.

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo ayaa Maanta lagu wadaa in ay ku kulmaan Madaxweynaha Galmudug,Madaxweynaha Puntland, Wakiilka QM ee Soomaaliya iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya.

Wada-hadalkaan ayaa la filayaa in Xal looga gaaro Colaadda Magaalada Gaalkacyo oo Labo Bil ku dhawaad socota.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook