opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Guuleed iyo Gaas oo ku kulmaya Gaalkacyo

guuleed-iyo-gaas
FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin xuseen Guuleed iyo Madaxweynaha Puntland Cabdi wali Maxamed Cali Gaas aya hadda labadooda waxaa ay ku sugan yihiin imaaradka Carabta Halkaasi oo ay ku sugan yihiin Hogaamiyasha Soomaalida,

Labada madaxweyne ayaa la sheegayaa in ay yeesheen kulan ay kaga hadlayeen xaalada Magalada Gaalkacyo halkaasi oo wali ay ka jirto xiisad u dhaxeysa labada maamul .waxaana labada masuul ay sheegeen in ay ka xunyihiin dagaalkii ka dhacay magaalda Gaalkacyo isalmrkana ay ku dhinteen dadka shacabka halka ay ku barakaceen inta badan shacabkii ku noolaa Magalada.

Labada Masuul ayaa la filayaa in ay soo saaraay warsaxafeed ay kaga hadlayaan xiisad ka jirta gaalkacyo iyo qaabka loo wajahayo nabada iyo wada hadalada Labada Dhinac,

Sidoo kale labada Hogaamiye ayaa la filayaa in ay soo gaaraan Magaalda Gaalkacyo si ay dareenkooda ula qeybsadaan qoysaska ka barakacay magaalada isalmrkana waxaa ay ka shaqeyn sidi looga hadli laha dhibka ka taagan magaalada Gaalkacyo loona dhameyn lahaa heshiiskii Kal hore labada dhinac ay gaareen.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook