opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Hector Bellerin oo noloshiisa u hibeeyay Arsenal markii mushaarkiisa oo kor loo qaaday +SAWIRRO

1
FacebookTwitterGoogle+Share

Hector Bellerin ayaa heshiis cusub oo 6-sano ah u saxiixay Arsenal oo ku kacaya 30million oo bound sida ay wararku sheegayaan.

Si kasto, Hector ayaa haatan is dulsaaray qalinka iyo warqada wuxuuna saxiixay heshiis uu todobaadkii ku qaadanayo £100,00 oo pounds taasoo ka dhigeysa inuu kanid yahay xidigaha ugu musharka badan kooxdaasi Arsenal.

Arsenal ayaa heshiiska ay ka saxiixatay daafaca reer Spain ku garaacday xiisaha uga imaanayay Barcelona iyo Man City.

Bellerin ayaa wadar ahaannu heli doonaa £30 milyan oo pound iyo lacago abaalmarinot ah oo dheeri ah, wuxuuna qandaraaskaan cusub laab qaboojin u yahay jamaahiirta Arsenal oo wadnaha farta ku hayay.

Mirror ayaa intaa ku dareysa in marka laga soo laabto kulamada caaamiga ah ay Ozil iyo Sanchez iyagana qalinka ku duugi doonaan heshiisyadooda cusub, Ozil ayaa heli doona ku dhawaad £200 kun todobaadkii halka Sanchez uu doonayo in heshiiskiisa lagu daro lacag lagu burburin karo.

6 5 43 2 1

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook