opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Heshiiskii Garoonka Gaalkacyo muxuu Labada Dhinac Uga Dhigan Yahay +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Xaaladda magaalada Gaalkacyo ayaa ah mid aan cago badan ku taagneyn, waxaana mar kasta la filan karaa in uu dhaco dagaal u dhaxeeya Puntland & Galmudug, iyadoo 12 November heshiis dhinaca afka ah lagu gaaray madaarka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo.

Falanqeeyaasha Xaaladda Gaalkacyo ayaa rumeysan in uusan waxba soo kordhineyn, haddii aan ficil loo bedelin qodobada laga wada hadlay, oo si rasmi ah aan saaxada dagaalka loo tagin, lana kala qaadin ciidamada faraha badan ee lagu soo daabulayo magaalada.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook