opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Hooyo Dhashay Mid kamid ah Dhalinyaro 30 Sano Lagu Xukumay oo Hadashay +Cod

skjermbilde
FacebookTwitterGoogle+Share

Arbacadii shalay waxa lagu soo gaba gabeeyey magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka, maxkamadeynta 9 dhalinyaro ah oo 8 ka mid ahi ay Soomaali ahaayeen, halka ka kalena uu u dhashay qowmiyadda Oromada ee dalka Itoobiya.

Dacwaddan oo socotay saddexdii maalmood ee la soo dhaafay ayaa dhalinyaradan lagu xukumay inta u dhaxdaysa hal sano ilaa 35 sano, Waxaana sidii maxkamaddii shalay wax uga dhaceen Warbixintan ka diyaariyey Maxmuud Mascadde.

Dhalinayaro Soomali Maraykan Ah oo Xukuno adag lagu Riday, Sidii ay Wax u dhaceen iyo Waalidiin ka hadlay +Cod

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook