opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Hoteelkii Donald Trump ee New York oo Magaca Laga Fujiyay +Video+ Sawirro

2
FacebookTwitterGoogle+Share

Boqolaal Ganacsato degan Hoteelka Donald Trump ee magaalada New York ayaa ku guuleystay in maamulka Hoteelka ay ka dhaadhiciyaan in Hoteelka laga fujiyo magaca Madaxweynaha Mareykanka, Iyadoo Hotelkaasi lagu magacaabo “Trump Palace”.

Boqolaalka degan Hoteelka ayaa maamulka ka dalbaday in magaca Donald Trump laga fujiyo Hoteelka, Waxayna sheegeen inaanu mudneyn in Hoteelka uu kusii magacawnaado Madaxweyne Donald Trump.

Sababta magaca looga fujiyay Hoteelka ayaa waxaa lagu sheegay inaanu suuragal aheyn in Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump magaciisa laga dhigo Hoteel.

1 2

Workers remove Trump signage from 180 Riverside Blvd. on Manhattan's upper west side November 16, 2016 in New York.  President-elect Donald Trump's name will be taken off the three luxury buildings at Trump Place after tenants signed a petition saying they did not want their home associated with the president-elect. / AFP / Bryan R. Smith        (Photo credit should read BRYAN R. SMITH/AFP/Getty Images)

4 5 67

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook