opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Isku Aadka Koobka Qaaradaha Oo La Sameeyay , Qaramada Si Cajiib Leh Ayay Isugu Aadeen

FacebookTwitterGoogle+Share

Isku aadka koobka qaaradaha ee sanadka 2017-ka ayaa la sameeyay iyadoo xafladda isku aadinta ay ka dhacday magaalada Kazan ee Russia

Isku aadka waxaa ka soo baxay kuwo xararaad yeelanaya iyadoo 8-da qaran ee ka qeyb galaya loo kala qeybiyay laba qeybood

Qeybta 1-aad waxaa ku jira Russia , Newzland , Portugal iyo Mexico

Qeybta labaad waxaa ku jira qaranka koobka qaramada africa soo qaada biloowga sanadka 2017-ka , Chile , Australia iyo Jarmalka

Tartankaas ayaa bilaabanaya 17-ka June ee illaa 7- July ayuu soconayaa ee sanadka 2017-ka waxa uuna gogol xaar u yahay koobka aduunka oo ay Russia marti gilinayan sanadka 2018-ka.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook