opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Jadwalka Musharraxiinta Hirshabelle Oo Isbedal Lagu Sameeyey

hirshabele-1-150x150
FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxweynaha maaamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa goor dhow isbedal lama filaan ah ku sameeyey xubnaha u sharaxan Aqalka sare oo xalay jadwalkooda lasoo saarey.

Kuraasta Haweenka ayaa loo daayey, oo Labo Kursi waxaa u tartami doona oo kaliya Haween, meeshii haweenku ka ahaayeen Saddex, waxaa laga dhigey Afar.

Madaxweynaha Hirshabelle wuxuu sheegay in ka maamul ahaan ay ilaalin doonaan qoondada Haweenka 30%.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook