opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Jen. Galaal oo Weerar kuqaaday Marxuum Jen. Maxamed Cali Samatar +Video

galaal-daawo
FacebookTwitterGoogle+Share

Jeneraal Maxamed Nuur Galala ayaa tagey magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland, halkaasi oo la ogyahay dowladdii Jeneraalka ka ahaa waxa ay ka geystay.

Galaal ayaa Hargeysa u tagey ka qeybgalka guurka gabadhiisa, waxaana sidoo kale halkaasi uu kula kulmay madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo.

Waxaa wax laga weydiiyey aragtidii uu ka qabey dagaalladii Hargeysa ku qaadey Siyaad Barre, Shacabkii la laayey iyo arrimo kale.

Sidoo kale waxa uu dhulka la jaray Jeneraalka Jeneraal Maxamed Cali Samatar oo dhowaan lagu aasey Muqdisho, kuna sheegay inuu ahaa shaqsi Fuley ah.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook