opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Jose Mourinho Waa in lacayriyaa hadii kale Waxaan dilayaa Eygeyga

cwxmqeuweaa_ir3-jpg-small
FacebookTwitterGoogle+Share

Kadib Guuldaradii ku dhacday kooxda Manchesyer United kulankii ay lacayaareen Kooxda Fenerbahce kulankii koobka UEFA Europa League ayaa Markii u Horeysey Taageerayaal ka tirsan Man United Waxa ay dalbadeen in shaqada laga Cayriyo Jose Mourinho.

Taageerayaal Manchester United ah oo Guuldarada kadib ku soo hadlay barta Twitterka ayaa sheegay in ay doonayaan in shaqada si deg deg ah looga Cayriyo Jose Mourinho isla Markaana ay Codsanayaan in uu dib u soo laabto Macalinkii Xilkaan iska Casilay 2013 kii ee Sir Alex Ferguson,

Mid kamid ah Taageerayaasha Manchester United ayaa bartiisa soo dhigay ereyo uu ku leeyahay Waa in lacayriyaa Jose Mourinho hadii kale Waxaan dilayaa Eygeyga Taas oo layaab ku abuurtay dad badan.

Manchester United ayaa laga badiyey Kulankii 5 aad Xili cayaareedkaan waxaadna moodaa in uu dulqaadkii ka sii dhamaanayo taageerayaasha Man United oo markii koowaad ku kacay qaab Cayaareedka Jose Mourinho.

cwxmqeuweaa_ir3-jpg-small

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook