opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Jubbaland oo maanta soo gabagabeynaysa Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose

axmed-madoobe-1
FacebookTwitterGoogle+Share

Doorashada Aqalka Hoose ayaa maanta lagu wadaa in lagu soo gabagabeeyo Magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland .

Doorashada oo soo martay dhowr wareeg ayaa maanta lagu wadaa in la doorto Saddexda mudane ee ugu dambeysa ee ka imaanaysa degaanada maamulka Jubbaland.

Labo beelood oo kuraastooda horay uu muran uga dhashay ayaa maanta lagu wadaa in lagu doorto Kismaayo ka dib markii guddiga doorashooyinka ay xaliyeen.

Magaalada Kismaayo ayaa saaka ammaankeeda aad loo adkeeyay waxaana lagu wadaa in Magaalada lagu qabto munaasabad ku aadan soo gabagabeynta doorashada Aqalka Hoose ee degaanada maamulka Jubbaland.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook