opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Kaftanka Siyaasada oo Qosol badan iyo Faysal Cali Waraabaha Maamulka Puntland + Video

cali-xaraare
FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka KAFTANKA SIYAASADA, ee uu Soo Jeediyo Wariye Cali Xaraare oo lagu soo Qaatay Qodobo Xiiso leh.

Qodobada aadka u xiisaha badan ee Barnaamijka lagu soo qaatay ayaa waxaa kamid ah, Faysal Cali Waraabaha Puntland iyo Hadalo uu ka jeediyey Shirkii CARMO, Hargeisa iyo dhacdooyinka la yaabka leh ee ka dhextaagan Xisbiyada marka Khilaaf yimaado, Baashe Cali Jaamac oo Sadex nin isku mar u magacaabay Ber-bera, Dhurwaaga iyo Dhibaatada uu ku Qabo Moobilada, Erayo Cusub oo kasoo baxay Garoowe, Soomaalida iyo Dalka Shiinaha iyo Qodobo kale ooo Xiiso leh.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook