opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Kenya Ganacsade Soomaali ah oo Goobtiisa Ganacsi ku qortay DONALD TRUMP +VIDEO

skjermbilde
FacebookTwitterGoogle+Share

Ganacsade Soomaali ah ayaa ku magacaabay goobtiiisa ganacsi Donald Trump Iyadoo arintaasi ay si kulul uga Dareen Celiyeen Soomaalida ku Nool Xaafada Islii ee magaalada Nairobi.

“Waa fikrad aad u Khaldan in Qof soomaali ah magacaasi la baxo, waa wax aad iyo aad u Khaldan, Ninkan waa cunsuri neceb Soomaalida, Muslimka iyo cidii ka duwanba. Ma haboona in Donald Trump la sharfo. “ayay dhaheen Qaar kamid ah Shacabka.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook