opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

khaalid Macow C/qaadir oo guuleystay kursigii ugu horeeyay ee Beelaha Banaadiriga

4
FacebookTwitterGoogle+Share

Magaalada Muqdisho maanta waxaa ka bilaabatay Doorashada xubnaha xildhibaanada Aqalka Hoose, taas oo lagu doornayo xubnaha ka imaanaya Beelaha Banaadiriga.

Doorashadan ayaa sida uu qorshuhu yahay waxaa lagu dooranayaa Saddex kursi, sida ay horey u sheegeen Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Dalka.

Kursgii ugu horeeyay ee Beelaha Banaadiriga waxaa ku guuleystay khaalid Macow C/qaadir oo helay codad gaaray 29 cod, Shariif Maxamed Muxudiin oo la tartamayay uu helay 21 cod.

Sidoo kale waxaa hada la guda galay kursiga Labaad ee Beelaha Banaadiriga sida uu soo sheegayo wariyaha Risaala ee ku sugan goobta Doorashada.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook