opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Kooxaha Premier League oo Weyn doona Xidigaha Muhiimka u ah oo aadi doona Koobka Africa

FacebookTwitterGoogle+Share

Kooxaha Horyaalka Xiisaha badan ee Premier League ayaa weyn doona Cayaartoyda qaarada Africa ee aadi doonta Koobka qaramada qaarada Africa kaas oo bisha Janaayo ka bilaaban doona dalka Gabon.

Kooxaha Liverpool Manchester United iyo Leicester City,ayaa weyn doona Cayaartoyda ugu Muhiimsan ee aadi doona koobka Africa waxaana ka kala tagi doona Cayaartoyda kala ah Sadio Mane, Eric Bailly iyo Riyad Mahrez kuwaas oo hada muhiim ka ah kooxahooda isla Markaana qayb weyn ka ah Guulaha ay Gaaraan.

Hadaba Cayaartoyda aadi doonta koobka Africa iyo Kooxaha ay u dheelaan>

Arsenal – Mohamed Elneny (Egypt)

Bournemouth – Benik Afobe (DR Congo), Max Gradel (Ivory Coast)

Burnley – None

Chelsea – None

Crystal Palace – Bakary Sako (Mali)

Everton – Yannick Bolasie (DR Congo), Idrissa Gueye (Senegal), Oumar Niasse (Senegal)

Hull City – Dieumerci Mbokani (DR Congo), Ahmed Elmohamady (Egypt)

Leicester City – Riyad Mahrez (Algeria), Islam Slimani (Algeria), Jeffrey Schlupp (Ghana), Daniel Amartey (Ghana)

Sunderland’s Papy Djilobodji is one of four players from the squad who may be called up

Liverpool – Sadio Mane (Senegal)

Manchester City – Yaya Toure (Ivory Coast)

Manchester United – Eric Bailly (Ivory Coast)

Middlesbrough – Adama Traore (Mali)

Southampton – Sofiane Boufal (Morocco)

Stoke City – Wilfried Bony (Ivory Coast), Mame Biram Diouf (Senegal), Ramadan Sobhi (Egypt)

Sunderland – Didier Ndong (Gabon), Lamine Kone (Ivory Coast), Wahbi Khazri (Tunisia), Papy Djilobodji (Senegal)

Swansea City – None

Tottenham Hotspur – None

Watford – Nordin Amrabat (Morocco), Adlene Guedioura (Algeria), Bruce Dja Djedje (Ivory Coast)

West Bromwich Albion – Allan Nyom (Cameroon)

West Ham United – Diafra Sakho (Senegal), Cheikhou Kouyate (Senegal), Sofiane Feghouli (Algeria), Andre Ayew (Ghana)

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook