opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Kursigii uu ku guuleystay Agaasime ku xigeenka Madaxtooyada oo la kansalay

FacebookTwitterGoogle+Share

Guddiga madaxa bannaan ee xalinta khilaafaadka Doorashooyinka ayaa waxba kama jiraan ka dhigay natiijadii kasoo baxday doorashadii kursiga Cali Gaaf ee lagu doortay Cadaado.

Kursigan waxaa ku guuleystay agaasime ku xigeenka madaxtooyada Saadaq C/kariin Xaaji Ibraahim, laakiin qoraal ka soo baxay Guddiga ayaa agu sheegay in Nabadoonka Beesha uu kursiga Cali Gaaf u asteeyay inay ku tartamaan haween.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in ergada aan ahayn tii nabadoonka soo gudbiyay iyo natiijada doorashada dhacday ay yihiin waxba kama jiraan, wuxuuna Guddigu caddeeyay in kursiga beesha Absuge ay ku tartamayaan haween.

Arrintan ayaa micnaheedu yahay in Kursiga ee uu ku guuleystay Agaasime ku xigeenka Madaxtooyada Saadaq C/kariin la baab’iyay isla markaana ay mar kale ku tartami doonaan haween oo kaliya.

AKHRISO QORAALKA

kursigii-cali-gaaf

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook