opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Labo Xildhibaan oo la doortay oo la diiday Natiijadii kasoo baxday + Cadeyn

1
FacebookTwitterGoogle+Share

Guddiga doorashada dadban ee heer federal ayaa waxbo kama jiraan kasoo qaaday natiijadii kasoo baxday doorasho shalay ka dhacday magaalada Jowhar oo lagu doortay labo Xildhibaan oo kamid noqon lahaa Aqalka Hoose.

War Qoraal ah oo kasoo baxay guddoomiyaha doorashada dadban ee heer Federal Cumar Maxamud Cabdulle ayaa lagu sheegay in aysan aqoonsaneyn natiijadii kasoo baxday doorashadii shalay ka dhacday Jowhar ee lagu doortay Wasiiru dowlaha Maaliyada C/hi Maxamed Nuur iyo Xildhibaan Maxamed Abukar Islow(ducaale).

Kursigan dib loo celinayo ayaa la sheegay in horey looga digay Guddiga Doorashada ee Hirshabelle in loo tartamo maadaama aan la cadeyn qoondada Haweenka ee beelaha leh kursigaasi ee Agoon Yar iyo Owbakar.

Halkan ka Aqriso Qoraalka kasoo baxay Guddiga Doorashada.

qondo_1
qondo_2

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook