opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Leicester City oo Record Cusub u dhigtay Koobka Champions League

FacebookTwitterGoogle+Share

Kooxda Kubada Cagta Leicester City ayaa Record Cuub u dhigtay koobka Champions League kadib markii ay Noqotey kooxdii koowaad ee dheesha koobkaan Xiligii ugu horeeyey ee difaacata shabaqeeda kulamdii ugu badnaa.

Leicester City oo dheeshey kulankeedii 4 aad ee koobka Champions League ayaan wax Gool ah laga dhalin Markii ay bareejo 0-0 ah lagaleen Kooxda Copenhagen Waxaan ay u ahyd in loo diiwaan geliyey Record Cusub.

Naadiga difaacanaya Horyaalka England ayaa leh 10 dhibcood iyaga oo hogaaminaya Gruubka ay kujiraan waxaanan wax Gool ah laga dhalin dhamaan kulamdii ay Cayaareen koobka Horyaalka yurub Xili Cayaareedkaan oo ah kii koowaad ee ay dheelaan Taariikhdooda Waxa ayna Xalay Rasmiyan u Xaqiijiyeen in ay u soo gudbeen Wareega 16 ka ee koobkaan.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook