opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Liiska Magacyada iyo Qabiilada ay ka soo jeedaan Wasiirada Cusub ee Itoobiya iyo Siyaasiyiin Soomaali ah oo ku jira

ffdss
FacebookTwitterGoogle+Share

Wasiirrada Cusub ee Dalka Itoobiya oo ka kooban 21 Wasiir, ayaa Waxaa ku jira Wasiirro cusub, iyadoo xilalkii laga qaaday wasiirro xulufo la ahaa RW dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn.

Sidoo kale, Isku-shaandheynta ayaa waxaa loo arkaa in Dowladda Itoobiya ay ku doonayso inay wax uga qabato cabashooyinka loosoo jeedinayay tan iyo Sannadkii hore, Markaas oo ay billowdeen bannaanbaxyada rabshadaha wata.

Haddaba, Golaha Wasiirrada Cusub ee Waddanka Itoobiya ayaa Waxay ka mid ah:-

01.  Ra’iisul wasaare ku xigeenka Itoobiya, Demeke Mekonnen.

  1. Wasiirka Arrimaha Dibadda, Dr. Workneh Gebeyehu.
  1. Wasiirka Gaashaandhigga, Siraj Fegessa.
  1. Wasiirka Warfaafinta iyo Isgaarsiinta, Debretsion Gebremichael.
  1. Wasiirka Warshadaha, Ahmed Abitew.
  1. Wasiirka Shaqada iyo Shaqaaaha, Abdulfetah Abdulah.
  1. Wasiirka Maaiiyadda, Dr. Abreham Tekeste.
  1. Wasiirka Ganacsiga, Dr. Bekele Bulado.
  1. Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumeysiga, Prof. Fekadu Beyene.
  1. Wasiirka Beeraha iyo Khayraadka, Eyasu Abrha.
  1. Wasiirka Gaadiidka, Ahmed Shide.
  1. Wsiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha, Ristu Yirdaw.
  1. Wasiirka Dhismaha, Injneerad Aisha Mohammed
  1. Wasiirka Biyaha, Waraabka iyo Korontada, Dr. Sileshi Bekele.
  1. Wasiirka Shidaalka, Motuma Mekassa.
  1. Wasiirka Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada, Dr. Gemedo Dale.
  1. Wasiirka Waxbarashada, Dr. Shiferaw Tekelemariam.
  1. Wasiirka Caafimaadka, Prof. Yifru Berhane.
  1. Wasiirka Haweenka iyo Carruurta, Demitu Hambissa.
  1. Wasiirka Xafiiska Xiriirka Xukuumadda, Dr. Negeri Lencho

 

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook