opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Ma ogtahay in garsoore Jon Moss uu afar jeer garoonka ka saaray Mourinho,maba arki karo+SAWIRRO

joose-650x360
FacebookTwitterGoogle+Share

Jose Mourinho ayaa lagu wadaa inuu wajaho labo kulan oo ganaax ah kaddib markii labaad oo garoonka laga saaray halka sarana loo diray isla xilli ciyaareedkan.

Macallinka reer Portugal ayaa lagu amray inuu garoonka ka boxo kaddib markii uu si wayn uga mudaaharaaday kaarka jaalaha ee la siiyay Pogba kulankii xalay ay bar-baraha la galeen West Ham mar uu si been ah dhulka isugu tuuray.

Waa markii labaad kal ciyaareedkan oo laga saaro garoonka halka sarena loo diro Jose kaddib kulankii ay bar-baraha 0-0 la dhaafi waayeen kooxda Burnley bishii October.

Waa markii afaraad ee uu garoosarahan garoonka ka saaraya garoonka waxaana Jon Moss uu sidoo kale saaray kulan West Ham la dheeleesay Chelsea sanadkii hore sidoo kale 2014 kulan Aston Villa sidoo kale waa la saaray.

Jose ayaa jinni isku riday isla markaana darbeeyay caagada biyaha mar kaarka jaalaha la siiyay Pogba oo si been ah dhulka isugu tuuray, waxaana lagu wadaa inuu seego kulanka soo socda ee Man United iyo waliba kulanka EFL Cup ay la yeelan doonaan isla West Ham.

nintchdbpict000075938359-e1480267702741 nintchdbpict000195363390-e1480267832743 nintchdbpict000195380993 nintchdbpict000285149658 nintchdbpict000285149755 rtrmadp_manchester-united-manager-jose-mourinho-is-sent-to-the-stands-by-referee-jonathan-moss_12326-1

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook