Maamul ku dhawaaqay War Naxdin u ah Xaasaska iyo Caruurta Al-Shabaab +COD

Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay iney Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ka saari doonaan Xaasaska iyo Ilma ay dhaleen ragga ka tirsan Al-shabaab.

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo warbaahinta la hadlay ayaa shaaca ka qaaday iney sida ugu dhaqsaha badan Beledweyne uga saari doonaan Xaasaska & Ilmaha ragga ka tirsan Al-shabaab.

Gudoomiye Cali Jeyte ayaa sheegay iney ka war hayaan in Al-shabaab ay usoo dhuuntaan xaafadahooda kadibne ay dhib ka geystaan magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook