opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Maamulka Gobolka Mudug Dhanka puntland oo ka hadlay dagalka galkacayo +Cod

images
FacebookTwitterGoogle+Share

24 qof ayaa dhintay, in kabadan 80 kalena way dhaawacmeen kadib markii maanta dagaallo culus ay Gaalkacyo ku dhexmareen ciidamada labada maamul. Dagaalkan ayaa imanaya iyadoo madaxda labada maamul ay Abu Dhabi ku saxiixeen heshiis xabbad-joojin ah.

Saraakiisha caafimaadka ayaa  sheegay in 24 qof ee dhintay ay 18 yihiin askartii dagaalku dhexmaray, halka 6 kalena ay yihiin dad rayid ah.

Saraakiisha caafimaadku waxay kaloo sheegeen in cisbitaallada magaalada la soo gaarsiiyay 83 qof oo dagaalladan ku dhaawacmay.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook