opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Maareeye oo Muqdisho kusoo bandhigay Suldaan u dhashay beeshiisa oo horey loo sheegay inuu isagu xiray +Video

FacebookTwitterGoogle+Share

Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa Warbaahinta usoo Bandhigay Suldaan La sheegay inuu Xidhay Wasiirku, Taasi oo ay Faafiyeen Qaar kamid ah Warbaahinta Soomaalida, Wuxuuna sheegay inaanu Arintaasi ku Dhaqmin.
Suldaan Faarax Maxamed Maxamuud oo ah Suldaanka la sheegay inuu Xidhay Maareeye, ayaa sheegay inaanu Jirin wax khilaaf ah oo kala dhexeeya Maareeye, Sidoo kalana wuxuu dhankiisa beeniyey in la xidhay, Waxayna arintana la Xidhiidhaa Arimaha Doorashada Xubnaha ka imaan doona Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook