opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Madaxeyne Kuxigeenka Galmudug iyo Taliyaha Hay’adda Socdaalka oo Xariga kajaray Xafiiska Hay’adda Socdaalka +Sawiro

FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxweyne ku xigeynka Galmudug Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Soomaliya Taliyaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya iyo xubno ka wada socday Barlamanka Federaalka iyo Barlamaanka Galmudug Xubno ka tirsan Goalaha Wasiirada Galmudug ayaa si wada jira uga qeybgalay Xaflada furitaanka Xarunta dhexe Galmudug ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya

Taliyaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda G/Sare Koofi ayaa bulshada Galmudug u so jeediyay in ay dhowraan shaciyada looga bahan yahay ee ku adan arimaha Basaboorada iyo Socdaalka sido kalena ay si buuxda ula shaqeeyaan Xarunta Cusub ee Hay’adda

Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Soomaliya Mahad Max’ed Salaad aya isna dhankiisa waxa uu bogaadiyay howsha ay Hay’adda Socdaalka Soomaliya u heyso Bulshada Soomaliyeed

Ugu dambeyn Madaxweyne Ku xigeynka Galmudug ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin in Galmudug loo furo xarun dhexe oo ay ka wada xariiraan dhamaan xarumaha ku yaala Degmooyinka Galmudug oo ay ka howlgasho Hay’adda Socdaalka waxaana uu sidoo kale dadka reer Galmudug u sheegay in ay ilaaliyaan Sharciyada loo bahan yahay ee ku aadan arimaha Socdaalka iyo Jinsiyadda.

14695491_985622611565623_3240911526162174203_n 14732387_985622661565618_5605338504581689_n 14906841_985622984898919_4739136039785622516_n 14915719_985623094898908_1547879901363363701_n 14925799_985621931565691_6887644906373382586_n 14938347_985623444898873_6924657319625958563_n 14947970_985622671565617_1361665662739245228_n 14955889_985621951565689_2502842683207465960_n 14955936_985622258232325_8815772632787017104_n 14963190_985621988232352_8164870554799409871_n

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook