opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Madaxweynaha galmudug iyo Wakiilka Qaramada Midoobe Michael Keating oo galkacyo ku kulmay

guuleed
FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin Xuseen Guleyd oo ku Sugan Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo ayaa la kulamay Wakiilka Qaramada Midoobe,

Cabdi kariin iyo Michael Keating Ayaa ka Hadlay Arinta Magaalada Gaalkacyo iyo Heshiiska Maanta la Filayo in la Gaaro,

Michael keating ayaa Madaxweynaha Galmudug uga Mahaceliyay Qaabka Wanaagsan ee Maamulkiisa ku Aqbaleen Xabad joojinta Gaalkacyo iyo Wada Hadalka Maanta Bilaabanayo,

Waxa uu Wakiilka Qaramada Midoobe Sheegay in Galmudug Tahay Maamul ku Dayasho Mudan isla markana Rajeynayaan in Arinta Gaalkacyo laso Afjaro,

Madaxweynaha Galmudug Ayaa Dhankiisa soo Dhaweeyay Wakiilka Qaramada Midoobe Waxana uu sheegay in Galmudug Wax Walbo oo Nabad lagu Helayo ay Diyaar u tahay,

Kulankaasi Ayaa soo idlaaday Waxana Lagu soo Qaaday Qodobo Badan oo kamid ah Waxa Xiisada Gaalkacyo Ay Salka ku Heyso iyadoo intaasi kadib Loo Gudbay Kulanka Labada Dhinac oo Dhawaan Bilaabayan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook