opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Madaxweyne ku Xigeenka Puntland oo diiday Qeyb kamid ah Heshiiska Gaalkacyo Lagu Gaaray +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland Cabdi Xakiin Xabdulaahi Camey ayaa kasoo horjeestay Go.anka Cabdi weli Gaas iyo Cabdi kariin.

Go.anka labada Masuul ayaa dhigayay in 20 bishan la tago kismaayo isla markana Halkaasi Heshiis lagu gaaro.

Camey ayaa sheegay in uu aaminsanyahay in Odayaasha labada dhinac arinta loo daayo isla markana Gaalkacyo lagu heshiiyo.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa muujiyay in uusan taageersaneen Go.anka Madaxweynaha Puntland.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook