opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Madaxweyne Kuxigeenka Koofurta Suudaan Riek Machar oo lagu arkay Muqdisho

South Sudan's rebel leader Riek Machar speaks during an interview with Reuters in his office in Ethiopia's capital Addis Ababa July 9, 2014. South Sudan's President Salva Kiir on Wednesday called on rebels to resume peace talks as the country marked its third birthday with celebrations overshadowed by fighting that has killed thousands and brought it to the verge of famine. In a swift response, Machar told Reuters that he was ready to resume dialogue but warned his troops would target South Sudan's oil installations if fighting resumed and the government used oil revenues to buy arms. REUTERS/Tiksa Negeri (ETHIOPIA - Tags: POLITICS CIVIL UNREST ANNIVERSARY) - RTR3XV7C
FacebookTwitterGoogle+Share

Warar ayaa sheegaya in Madaxweyne Kuxigeenka Koofurta Suudaan Riek Machar iyo Xaaskiisa lagu arkay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Riek Machar,Xaaskiisa iyo weliba Carruur loo badinayo in ay dhaleen ayaa la sheegay in lagu dhex arkay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho Aadan Cabdulle Cismaan”Aadan Cadde” sida ay Qoreen qaar ka mid ah Warbaahinta ka soo baxda Koofurta Suudaan.

Sidoo kale Warbaahinta Warkaan lagu Faafiyay ayaa lagu sheegay in Dowlado ay ka mid tahay Itoobiya loo diiday Riek Machar Madaxweyne Kuxigeenka Koofurta Suudaan iyo Qoyskiisa in ay tagaan.

Dalka Adduunka ugu Cusub ee Koofurta Suudaan waxaa weli ka socda Dagaal u dhexeeya Ciidamo kala Taabacsan Madaxweynaha Koofurta Suudaan Salva Kiir iyo Kuxigeenkiisa Riek Machar.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook