opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Madaxweynihii hore Galmudug Maxamed Axmed Caalin Dib usolabashada Wasiradi Hore waa caqabad Dorashada 2020 +Cod

minnesota-3
FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleeedka Galmudug Maxamed Axmed Caalin ayaa sheegay In dib usoo laabashada Xildhibaanada iyo Wasiirada in ay caqabad ku noqon doonaan doorashada qof iyo codka ah ee la filayo sanadka 2020-ka.

Mudane Maxamed Axmed Caalin ayaa tilmaamay In waqtigaan loo baahnaa in xildhibaanada iyo wasiirada dowladda Cusub ee Soomaliya laga dhigo shaqsiyaad ku cusub siyaadda Soomaliya balse ay dib usoo laabteen siyaasiyiin ku gaamuray siyaasadda Soomaliya.

“Baarlamaanka Hadda waqtigiisa uu dhamaaday dadaalkii laga rabay iyo wixii laga rabay ma uusan qabanin oo ahaa in la gaaro doorasho 1-qof iyo 1-cod sanadka 2020-ka, hadii ay soo laabteen kuwii hore ee xildhibaanada ahaa haddana waa jug jug meeshaada joog”, ayuu yiri Madaxweynihii hore ee Maamulka Galmudug.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook